(Sawirro) Wasiiradii uu Magacaabay Laftagareen oo xilalka la wareegay

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa ka qeyb galey Munaasabad lagu dhaarinaayey Xubno cusub oo ka tirsan Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo. Wasiirada cusub ee maanta la dhaariyey waxaa ay kala yihiin Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Cabdifatah Cali Yuusuf … Continue reading (Sawirro) Wasiiradii uu Magacaabay Laftagareen oo xilalka la wareegay